WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha Wadooyin Cusub!

TOG WAJAALE(W,N) Maamulka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa bilaabay dhismaha Wadooyin Caro kaawe ah oo laga hirgalinayo Gudaha Magaalada.

Maamulka Degmada Tog Wajaale oo ay horkacayaan Gudoomiye kuxigeenka Iyo  Xoghayaha ayaa maanta biaabay banaynta wadooyinka iyo dhismaha wado care kaawe ah.

Gudoomiye kuxigeenka degmada wajaale ayaa fariin udiray shacabka magaalada wajaale oo uu ugu baaqay in ay ka qaybqaataan dhismaha wadooyinka isagoo dadka dhaliila ugu baaqay in a uudiyaar garoobaan horumarka magaalada.

Sidoo kale waxaa isna ka hadlay hawglgalkan ay bilaabeen xoghayaha Degmada Tog wajaale oo fariin udiray shacabka ku dhaqan Degmada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version