SWEDEN(W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku jooga dalka sweden ayaa booqasho ku tagay Xafiiska safaarada somaliland ku leedahay dalka sweden.
Waxaan Gudoomiyaha xisbiga ucid halkaasi ku qaabilay safiir Somaliland ufadhiya Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays Oo warbixin kasiiyay hawlaha safaaradu uqabato qaranka iyo qurba joog reer somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.
Dhanka kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa safiirka somaliland ee dalka sweden ku amaanay dadaal iyo juhdiga uu galiyay safaarada oo ka diwaan gashan dalka sweden islamarkaana uu ka babanayo calanka jsl.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;