WAJAALE NEWS

Cukuse oo Ka Hadlay Arrinta Jabuuti iyo Guddoomiyaha Ucid

Hargeysa (WJN) – Wasiirkii hore Xanaanada Xoolaha Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxaa uu soo jeediyay in Dadka shacabka ah ee Reer Somaliland ay faraha kala baxaan arrimaha Siyaasada ee ay is waydaarsadeen Guddoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version