“Hargaysa Waanu Ogayn ilaa 77kii Sidii ay Ahayd, Maayarka Maanta Hargaysana halaga Daayo Qolo Ku Eryadka Waa Iftiin Caasimada Usoo Baxeen”Oday Reer Boorama ah,
BOORAMA(W,N)- Qaarkamid shacabka magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa ka markhaati kacay waxbadka maayarka caasimada hargaysa iyagoo barbar dhigay maayaradii soo maray hargaysa ilaa 70kii iyagoo xusay in uu yahay maayarka labeeya bile rafle ee soo maray hargaysa.
Sidoo kale shacabka reer boorama ayaa fariin udiray dadwaynaha reer burco iyo dadka maayarka ku dhaliila qabyaalada balse aan ku dhaliilin shaqadiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;