WAJAALE NEWS

Agaasimaha Waaxda Kastamada Somaliland iyo Taliyaha Ilaalada Cashuuraha oo Gaadhay Wajaale

Tog Wajaale (WJN) – Agaasimaha waaxda Kastamada Somaliland Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha guud ee ilaalada Cashuuraha Somaliland oo maalmihii u danbeeyay socdaal shaqo ku marayay gobolada Galbeedka, ayaa maanta gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version