Boorama (WJN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Sadex Xildhibaan oo ka tirsan golaha Deegaanka magaalada Boorama oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen Jabhad lagaga dhawaaqay bariga gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka