WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Xadhkaha Laydhka Iyo Isgaadhsiintu Caqabad Ku Noqdeen Biyo Balaadhinta hargaysa +Digniinta Ay Soo Saareen!

HARGAYSA(W,N)-Kulan ay iskugu yimaadeen wasiirada arimaha gudaha, isgadhsinta, macdanta iyo tamarta ayna soo agaasintay wakaalada biyaha hargaysa ayaa laga hadlay caqabada ay ku hayaan biyo balaadhintacaasimada xadhkaha laydhka iyo kuwa shirkadaha isgaadhsiintu

Wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in ay awood ku fulin doonaan wixii ka horyimaada ee dhinaca xadhkaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Hargaysa: Xukuumadda oo sheegtay in Xadhkaha Laydhku Caqabad Ku yihiin Biyo Balaadhinta.

Exit mobile version