WAJAALE NEWS

Xukuumada Jsl Oo Canbaaraysay Weerarii Lagu Qaaday Goobaha Shidaalka Ee Sucuudiga!

HARGAYSA(W,N)- Xukuumada somaliland ayaa canbaaraysay weerar dhawaan lagu qaaday goobaha shidaalka lau sifeeyo ee dalka sucuudiga kuwaasi oo guud ahaan weerarkii lagu qaaday ku keenay kor ukac shidaal

Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl oo qoraalkan ku sexeexan ayaa si adag u canbaareeyay weerarkasi sheegayna in somaliland la mawqifka dalka sucuudiga

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version