WAJAALE NEWS

Xildhibaan Dheeg Oo Fashiliyay Guryo Uu Wasiirka Caafimaadku Dhisanayo!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Dheeg oo katirsan golaha guurtida ayaa banaanka keenay musuq maasuqa ay ku kacaan wasiiradu iyo laba dabaq oo uu dhisanayo wasiirka caafimaadku

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version