Wasiirada Arimaha Dibada Ee Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Hadlay Kulanka Ay Wada Yeelanayaa Madaxwaynayaasha Labada Dal, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Arimaha Dibada Ee Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Hadlay Kulanka Ay Wada Yeelanayaa Madaxwaynayaasha Labada Dal,
September 3, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Wasiirada arimaha dibada ee Somaliland iyo jabuuti ayaa siwada jir ah uga warbixiyay safarkii madaxwaynaha somaliland ku tagay dalka jabuuti halkaasi oo waftiga madaxwaynaha uu ku qaabiley dhigiisa dalka jabuuti ismaaciil cumar geele.

Wasiirada ayaa ka hadlay arimaha ay ka wada hadli doonaan labada madaxwayne

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS