HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaadiid iyo horumarinta jidadka oo xamili kari waayay barnaamij lagu falan qeeyay miisaaniyada wasaaradiisa oo shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa aflagaado iyo weerar qaawan ku qaaday tvga horn cable oo baahiyay barnaamijkaasi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/Hgq6c57Ypls