WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadashay Murankii U Dhexeeyay Iyaga iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Abokor Maxamed ayaa waxa uu maanta ka hadley muran u dhexeeyay Wasaarada Waxbarashada iyo Dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ku saabsan Xeer ay wasaaradu dhawaan soo saartay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version