HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha jaamacada badar garyaqaan mubaarik aar ayaa ka hadlay muranka ka dhex taagan wasaarada waxbarashada iyo dugsiyada gaarka isagoo sheegay xeer nidaamiyaha ay soo saartay wasaarada waxbarashadu in aanu waafaqsananyn xeerka waxbarashada Somaliland.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;