WAJAALE NEWS

Sheekh Saleebaan oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiyenimada Kulmiye Ku Wareejiyo Maxamuud Xaashi

Hargeysa (WJN)- Agaasimihii hore Wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Maxamuud Xaashi.

Dhinaca kale, Sheekh Saleebaan ayaa waxaa uu Madaxweyne Biixi uga digay in uu ku sii dhaganaado Guddoomiyenimada Kulmiye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version