WAJAALE NEWS

Sheekh Dirir Oo Umada Muslimiinta ah Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb qaataan Dhismaha Masjidka Shamsudiin!

HARGAYSA(W.N) Sheekh Maxamed Cumar Diririoo kamid culimada waawan ee Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay dhismaha masjidka shamsudiin ee xaafada daami kaasi oo lagu dhisayo tabarucaad.

Sheikh dirir ayaa umada muslimka ah ugu baaqay in ay dar ilaahay uga qaby qaataan dhismaha masaajidka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version