WAJAALE NEWS

Prof Axmed I. Samater Oo Saluug Ka Muujiyay Hanaanka Waxqabad Ee Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya.

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo kamid Aqoonyahan reer somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay wada hadalada somaliya iyo somaliland Udhexeeya oo uu ku tilmaamay mid aan wax midho dhal ahi aanay ka muuqan

Sidoo kale Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa ka hadlay sida uu u arko xukuumada xisbigii uu kamid ahaa ka dhalatay taasi oo uu sheegay in aanay wali qaadin jidkii guusha ukeeni lahaa Somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/y-YbjIdopEA

 

Exit mobile version