WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Baaqyo Kale Duwan Udiray Reer Awdal Iyo Beelaha Ku Dagaalamaya Ceel Afwayn,

“Reer Awdal Waxyaabo Badan Oo Wanaagsan Oo Ay Sameeyeen Ayaa Jira, Mararka Qaar Iyagaa Iska Dafira,e ,Waxaan Leeyahay Wixiina Si fiican Uraadsada”Daahir Riyaale.

BOORAMA(W.N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland mudane daahir riyaale kaahin ayaa shacabka gobolka awdal ugu baaqay in wixii tabasho ah ee ay qabaan ay ku raadsadaan wada hadal iyo nabadgalyo balse looga wanaagsan yahay qori iyo fadqalalo

Sidoo kale madaxwayne daahir riyaale ayaa baaq udiray beelaha ku dagaalamaya ceel afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/h_WmFNPlops

Exit mobile version