WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo

Ceerigaabo (WJN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/z54H_s2NU7I

Exit mobile version