WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Gudi U Saaray Inay Ka Soo Talo-bixiyaan Xaaladaha Amni Ee Gobolada Awdal, Selel iyo Sanaag

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta Guddi u saaray inay ka soo Talo-bixiyaan xaaladaha Amni-xumo ee ka soo kordhay Gobollada Awdal, Selel iyo Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version