WAJAALE NEWS

DAAWO;Madax-dhaqameedka Bariga Burco Oo Shaaciyay Dib Udhac Ku Yimid Shirkii Ay Ubalansanaayeen Dhigooda Galbeedka Burco!

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida Madax-Dhaqameedka beesha bariga burco oo maanta Magaalada Hargaysa shir jaraa,id ku qabtay ayaa shaaciyay in dib ay udhigeen shirkii ay ubalansanayeen in ay wada yeesheen beesha galbeedka burco.

Madaxdhaqameedka ayaa dib udhigida shirka labada beeleed kusifeeyay in ay sobob u tahay colaada noo noqnotay ee deegaanka ceel afwayn,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version