“Waxaan la Hadlayaa Wasiirada Halkan fadhiya, Waxaa Idinka Horeeyay Wasiiro Lagu Gob-lamay Oo Xanuun Bulshada kaga Tagay”Abwaan Aaden Tarabi.
HARGAYSA(W,N) Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo kamida Abwaanada waawayn ee gayiga somalida Oo caawa ka hadlay munaasibad loo qabtay bandhiga buuga Geedigii Cabdi Qays ayaa eedo culus ujeediyay wasiiradii xukuumadii Axmed Siilaanyo oo uu ku sheegay in ay Ahaayeen kuwo lagu goblamay xanuun xuna Bulshada kaga Tagay,
Sidoo kale Abwaan Aadan Tarabi ayaa dardaaran culus faray wasiiro goobta fadhiyay oo katirsan xukuumada Madaxwayne Biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;