|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Abwaan Aadan Tarabi Oo Si Ba,an Uweeraray Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo,Dardaaran Culusna Faray Kuwa Xukuumada Madaxwayne Biixi,
September 9, 2019 - Written by Editor:“Waxaan la Hadlayaa Wasiirada Halkan fadhiya, Waxaa Idinka Horeeyay Wasiiro Lagu Gob-lamay Oo Xanuun Bulshada kaga Tagay”Abwaan Aaden Tarabi.HARGAYSA(W,N) Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo kamida Abwaanada waawayn ee gayiga somalida Oo caawa ka hadlay munaasibad loo qabtay bandhiga buuga Geedigii Cabdi Qays ayaa eedo culus ujeediyay wasiiradii xukuumadii Axmed Siilaanyo oo uu ku sheegay in ay Ahaayeen kuwo lagu goblamay xanuun xuna Bulshada kaga Tagay, Sidoo kale Abwaan Aadan Tarabi ayaa dardaaran culus faray wasiiro goobta fadhiyay oo katirsan xukuumada Madaxwayne Biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;- Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen... Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Gudoomiye Cirro Usoo Jeediyay Wasiiro Katirsan Xuk... Muj Cali Guray Muxuu ka Yidhi Xadhiga Axmed Safiina Iyo Eedihii Uu Ujeediyay Ganacsade Maxamed Aw S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|