WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Si Kulul U Canbaareeyay Xadhiga Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama!

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga ucid saleebaan cali hayste ramaax ayaa sharci daro ku tilaamay xadhiga sedex xildhibaan oo kamida golaha deegaanka degmada boorama

Siyaasi ramaax ayaa xukuumada biixi ku eedeeyay in ay ku tumatay sharcigii dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version