WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Maxamed Iid Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Waxyaabaha Dhaqan Xumada Ah Ee Bulshada Loo Soo Waaridayo!

HARGAYSA(W,N) Sheekh Maxamed Iid Oo kamid culimada reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa khubadii jimcaha kaga hadlay dhaqan xumada Loo soo waaridayo umada ee kusoo badanaysa dalka  isagoo xukuumada ugu baaqay in talaaabo ka qaado wixii dhaawac ku ah dhaqanka iyo diinta umada muslimiinta ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version