WAJAALE NEWS

DAAWO;-Kal Fadhigii 19Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Furmay Iyo Qodobada Lagaga Hadlay!

GABILEY(W,N) Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta yeeshay kal fadhigoodii 19aad kaasi oo lagaga hadli doono arimaha miisaaniyada ,waxyaabihii uqabsoomay golaha deegaanka iyo isxogwaraysiga golaha .

Kal fadhiga Ayaa waxaa furay maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi oo uu weheliyo maayarku xigeenku Iasgoo ka warbixiyay waxyaabaha kulan lagaga hadlay iyo qodoba horyaala.

HALKANKA KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Mudanayaasha Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Qabsaday Kalafadhigii 18aad

Exit mobile version