WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dugsiyada Gaarka Ee Gobolka Awdal Oo Kasoo Horjeestay Xeer Nidaamiye Ay Wasaarada Waxbarshadu Wado!

BORAMA(W,N)- Maamulyaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada boorama ayaa si adag uga soo horjeestay xeernidaamiye ay wado wasaarada waxbarashadu kaasi oo caqabad ku ah waxbarashada dugsiyada gaarka ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version