WAJAALE NEWS

Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Saldhigyo Ay ku Lahaayeen Qeybo ka Mid ah Gobolka Hiiraan+Sobobta!

HIIRAAN(W,N) Ciidamada nabad ilaalinta ujooga gobolka hiiraan ee somaliya ayaa iskaga baxay fadhiisimo ay ku lahaayeen qaybo kamid ah gobolka

Ciidamada iskaga baxay fadhiisimadii ay kulahaayeen gobolka hiiraan ayaa ah kuwa kasocday dalka jabuuti

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version