Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Markale Fariin Udiray Shirkadaha Isgaadhsiinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Markale Fariin Udiray Shirkadaha Isgaadhsiinta!
August 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa markale fariin culus udiray shirkaaha isgaadhsiinta isaga oo ugu baaqay in ay iska soo bixiyaan cashuurta ku waajibtay

Dhankale wasiirka isgadhsiinta ayaa ka hadlay waxyaabaha uhirgalay wasaarada mudadii uu xilka hayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS