WAJAALE NEWS

“Waar Sawirkaa Aad Soo Celcelinaysaan Ka Daaya Qoladiinan Warbaahintu,Ilaa Amiirkii Makaa Ka Hadley Sawirkaa ”Wasiirka Warfaafinta.

Wasiirka warfaafinta ayaa Cadeeyay in sawirkii Somaliland iyo kulanka madaxda somaliya khaatiga laga istaagay  islamarkaana qolada warbaahnta ee soo celcelinaysa ayaa wuxuu  digniin culus udiray,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WASIIRKA OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

https://youtu.be/mo3FjBYzEOw

Exit mobile version