WAJAALE NEWS

Maxkamada Ciidamada Jsl Oo Xukuno Dil Ah Iyo Xadhiga 15sano ah Ku Kala Riday Askar, Iyo Danbiyada loo Haystay!

BOORAMA(W,N)- Maxkamada  darajada koowaad ee ciidamada  somaliand oo socdaal ku tagtay gobolka awdal ayaa dhagaysatay kiisas  dilal ah loona haystay laba askar Oo ku eedaysnaa eedeo  dilal ah  taasi  maxkamadu ku riday xukun dil midkamida halka ay eedaysane kala ku xukuntay xabsi 15sano ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version