WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jsl Oo Boqorka Dalka Sucuudiga Uga Mahadceliyey Martiqaadka uu U Fidiyey iyo Sida Loosoo Dhaweeyey.

Hargeisa(W.N):-Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Kadib markii uu gaadhay dalka Boqortooyada sucuudiga uga mahad celiyey Dawladaasi martiqaadkii ay u fidisay iyo sida loosoo dhaweeyey waftigooda.

 

Halkan Hoose ka Daawo.

Exit mobile version