GAROOWE(W,N) Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka punthland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliya xiligan ku jirto iyo khilaafka cakiran ee udhexeeyay maamulka muqdisho iyo jamhuuriyada somaliland
Cabdiraxmaan faroole ayaa maamulka somaliya ugu baaqay in ay arinta somaliland ay ku dhameeyaan wada hadal ayna joojiyaan dagaalka dhinaca caalamka ee ay ku hayaan Madaxwayne farmaajo Xukuumadiisu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/E_qvS8Xc27s