BURCO(W,N)- Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid dhalinyrada sida joogtada uga faalooda siyaasada Somaliland iyo caqabadaha ku gadaaman ayaa masuuliyada dhib udhaca doorashooyinka ku eedeeyay xukuumada isagoo sheegay in madaxwayne biixi leeyahay masuulna ka yahay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;