WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Buubaa Oo Wax La Layaabo Ku Tilmaamay Hadalkii Wasiirka Warfaafinta,Una Soo Jeediyay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo”

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo kamida xisbiga mucaaridka ah ee wadani mudana kusoo jira siyaasada somalida ayaa ka dareen celiyay hadal kasoo yeedhay wasiirka Warfaafinta xukuumada Madaxwayne Biixi oo col caare ku sheegay in uu yahay farac ka baxay wadani.

Siyaasi Buubaa aya isagu dhankiisa bixitaanka jabhada caare ku Eedeeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.

Sidoo kale siyaasi Buubaa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay wasiirka warfaafinta Isagoo ugu baaqay in raali galin ka bixiyay hadalkaasi uu kula dul dhacay gudoomiye cirro iyo jabhada caareba,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/qtYWbQuBNV8

Exit mobile version