HARGAYSA(W,N)- Murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani Maxamed Cali Oo safar uu mudo ugu Maqnaa dalka UK Maanta kasoo laabtay laguna soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo hogaaminta madaxwayne biixi isagoo sheegay in xukuumada biixi ay ku baahday taladii dalku iyo maamulkiisii
Sidoo kale murashaxa madaxwayne ku xigeen ee wadani ayaa baaqyo isbarkan ujeediyay xukuumada iyo shacabka somaliand
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;