TOG WAJAALE(W.N) Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa fagaare isku yimid si ay u oogaan salaada ciidul adxa
Waxaana shacabka salaada ciida kala qaybgalay masuuliyiin ka socda xukuumada maamulka degmada tog wajaale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;