WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxweyne kuxigeenka Jsl Oo ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada.

HARGAYSA(W,N) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta ka qayb-galay maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada 2019.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version