Gabiley (WJN)- Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar oo ay wehelinayaan gudida gacanta ku haysa dhismaha Library-ga magaalada Gabiley, ayaa maanta si wada jir ah u kormeeray dhismahaasi Library-ga oo hada meel fiican maraya..
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;