GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo way weheliyaan masuuliyiinta dawlada hoose iyo xildhibaanada golaha deegaanku ayaa kulan la yeeshay gudoomiyayaasha degmooyinka magaalada gabiley iyo qaarkamida ururada bulshada.
Kulan ayaa jeedadiisu ahayd sidii loo dar dargalin lahaa bilcinta magaalada iyo taageerida qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;