JIG JIGA(W,N) Isbadalkii tlada lagaga tuuray xukuumadii cabdi ilay ee dawlada deegaanka somalida itoobiya ayaa waxaa gabi ahaanba la xidhay jeelka ugu xumaa deegaanada somalida jeel ogaadeen.
Hadaba dadkamida dadkii ku xidhaa iyo askartii dadka garaaci jirtay qaarkamida ayaa ka warbixiyay sidii loola dhaqmi jiray
HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WAR BIXINTAN;