CEERGAABO(W,N) Col caare oo ah sarkaal hore uga falaagoobay somaliland wakhtigana ku sugan buuraha gobolka sanaag ayaa ka hadlay dilkii ka dhacay ceel afwayn fariina udiray shacabka walaalaha ah.
Sidoo kale col caare ayaa shaaciyay qodobo ay isla qaateen gudidii beelaha garxajis ee dhexdhexaadinta xukuumada iyo jabhada caare waday.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;