Hargeysa (WJN)- Suldaan Ladiif Seed Jibriil oo ka mida bahda dhaqanka Somaliland ayaa si adag uga hadley dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
Suldaan Nadiif ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay dhacdo aad u fool xun isagoona Xukuumada Somaliland iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay arinta Ceel-afweyn waxka qabtaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka