HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa ka hadlay shir dhawaan ay magaalada hargaysa ku qabsadeen beelaha harti kaasi oo laga soo saaray go,aamo
Wasirka calaadaladda ayaa sheegay in shirkaasi aanu ahayn mid lagu matali karo beelaha harti islamarkaana aanay joogin wax madax dhaqameed ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;