Wasiirkii Hore ee wasarada maaliyada Ee xukuumada Axmed Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ka dareen celisay ficilada liita ee maamulka muqdisho kula jiraan Jamhuuriyada Somaliland iyo sidii ay u bartilmaameed sadeen safarkii madaxwaynaha somaliland ku tagay dalki gini ee galbeedka africa,
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;