Gabiley (WJN) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Sweden, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.
Weftigan Wasiirka Cadaalada Somaliland waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Maamulka iyo masuuliyiinta Gabiley, Isagoona Wasiirku booqaday Jeelka weyn ee magaaladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Gabiley Office
Wajalenews@gmail.com