Jabuuti(W,N)-wafti uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga somaliland oo ay weheliyaan saraakiil ciidan qaranka ka tirsan ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuuti iyaga oo kulamo la yeeshay taliyaha ciidanka booliska jabuuti iyo saraakiil kale.
Kaulan ayaa ahaa mid kor loogu qadayo wada shaqaynta labada dal ee iskaashiga dhinacada nabadgalyada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;