WAJAALE NEWS

Safiirka Midowga Yurub Uqaabilsan Somaliland Iyo Somaaliya Oo Booqday Xarunta Hay’adda Shaqadoon Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N) Safiirka midowga yurub uqaabilsan Somaliland iyo somaliya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa booqasho ku tagay xarunta haayada maxaliga ah ee shaqadoon.

Safiirka midowga yurub ayaa kulamo la yeeshay madaxda haayada shaqadoon iyaga oo ka wada hadlay taageerada midowga yurub ay siiyaan ururada bulshada ee Somaliland iyadoo diirada lagu saaray caqabadaha ku gadaaman dhalinyarada iyo haweenka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version