HARAGYSA(W,N)-Madaxwanaha jamhuuriyada soamlialnd iyo waftigii u hogaaminayay maanta kusoo laabtay dalka kasi oo soo dhaayn balaadhan lagu qailay casimada hargaysa.
Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa jiadka la tagan calanka somaliland iyadoo dhanka kale jidadka lagu xardhay sawirada iyo calanka dalka guinea.
Madaxwaynaha jsl ayaa shacabka uga mahad naayso dhawayntaasi
Madawayne biixi ayaa ka warbixiyay safarkiisi iyagoo fari culus udiray maamulka farmaajo o uu ku tilmaamay in aana somaliland waxba ka qaday dacwadoodu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MADAXWAYNAHA;
https://youtu.be/KSLy5Mc5Y8s