KISMAAYO(W,N)- Madaxwaynaha maamulk goboleedka jubaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay qarixii dhacay magaalada kismaayo iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay.
Sidoo kale axmed madoobe ayaa tacsi udiray qoysaskii ay ku geeriyoodeen dadkoodu iyo maamulka jubaland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/7g97IrryxlQ