BURCO(W,N)-Maamulka Gobolka Togdheer ee ciidamada kala duwan ayaa digniin culus udiray odayaal kasoo kala jeeda beelihii dirirtu ku dhexmartay ceel afwayn oo maalmihii udanbeeyay fariimo warbaahinta isku marinayay
Maamulka togdheer ayaa cidkasta oo ka hadasha arimahaasi ay talaabo sharci waafaqsan ay ka qaadi doonaan.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;